Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor ) ayaa Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga XFS iyo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa booqday Xarunta Tababarka Ciidanka ee TurkSom ee Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiintaan ayaa…
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka…
Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan Gudoomiyaha Baarlamanka maamulka Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in wadahadal iyo wadatashi looga gudbi karo marxaladda uu dalka marayo Guddoomiyaha Baarlamanka Jubbaland ayaa…