Shirkadda Facebook ayaa shaacisay adeeg cusub oo hab digital ah oo lacagaha la isugu diri karo waxna lagu iibsan karo oo ay ku darayso barteeda WhatsApp. Adeeggaan oo lacagaha la…
Waxaa maalintii labaad galay Shirka Guddiga Farsamada ee dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland ee wada hadalka uga socda Jabuuti, waxaana la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo. Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti…
Ugu yaraan 20 askari oo Hindi ah ayaa ku dhimatay iska horimaad dhexmaray ciidamada dalkaasi iyo kuwa Shiinaha ee ku sugan xuduudda Himalaya ee ay labadaasi waddan isku hayaan, sida…
Hay’ada Human Rights Watch ma helin wax cadeyn ah oo muujinaya bartilmaamed militari oo ka dhan ah kooxda Al-Shabab. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ama dowladda Soomaaliya midna lagama helin…
Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ka tirsan AMISOM ayaa waxaa ay howlgallo Amni xaqiijin ah ka sameeyeen degaano Galbeed ka xiga Magaalada Beledweyne…
Booliska Sweden ee u xilsaarnaa baaritaanka dilkii loo geystay Raisul wasaarihii hore ee dalkaas Olaf Palme, ayaa shaaciyay maalmo ka hor magaca ninkii dilay raisul wasaaraha sanadkii 1986dii. Waxeyna arintan…
Tartanka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Nairobi iyo Jabuuti ee kursiga Afrika ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa lasoo gabagabeyn doonaa Arbacada maanta ah ee 17-ka Juun, laakiin natiijada ka…
Golaha Wasiirada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga ay si buuxda u taageersan tahay dadka reer Falastiin si ay dib ugu helaan xuquuqdooda oo buuxda ayna u…