Iyada oo ay sii kordhayaan kiisaska coronavirus, Sacuudi Carabiya ayaa la rajaynayaa in ay joojiso ama dib u dhigto sanadkaan gudashada waajibaadka xajka markii ugu horeysay tan iyo 1932. In…
Yearly Archives
2020
Dowladda Germany oo Soomaaliya ka caawinaysa yaraynta halista Covid_19, daadadka, iyo duulaanka Ayaxa
written by HAJI
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Axmed Ciise Cawad, iyo Danjiraha Jarmalka, Annett Günther oo qadka taleefonka kuwada hadlay ayaa ballan-qaaday inay kasii wada-shaqeyn doonaan yareynta halista ka…
Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo u xil-saaran isku dubaridka Arrimaha gargaarka iyo la-socodka xaaladaha nolosha bulshada, si looga foojignaado loogana tabaabusheysto xaalado…








