Waxaa goordhaw jugta qarax si weyn looga mqlay qeybo badan oo kuyaala magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka Dugsi sare Banaadir oo ku dhaw Madaxtooyadii hore ee Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad.…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ahna ku simaha guddoomiyaha ayaa sheegay in bishaan mushaarkooda wax laga jari doono Xildhibaanada Golaha Shacabka ee aan soo xaadirin fadhiyada baarlamaanka. Cabdiwali Sheekh…








