Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa waxay ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay xanuunka COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay, afar iyo labaatankii saac ee ugu dambeysay. Wasaradda Caafimaadka ayaa warbixinta maalinlaha ah ku…
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay wadahadalka u dhaxeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo uu martigeliyey madaxweynaha Jabuuti Ismacil Cumar Geelle, sidoo kalena uu goobjooga ka…








