Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saakay ka ambabaxay Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas, kadib markii uu shalay ka qeyb galay Shirkii dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Abiy Axmed…
2020
Madaxweyne Farmaajo: Waxaa naga go’an in wadahadal maan furan oo miro dhal lagu xalliyo tabashada Soomaaliland
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…
Beesha caalamka oo war ka soo saartay siyaasadda Soomaaliya iyo tallaabada uu qaaday Farmaajo
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey hindisaha uu 14-kii bishan soo jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo uu kulan kula yeelanayo madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








