Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa soo dhaweysay wada-hadallada Maanta dalka Jabuuti uga furmay Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Soomaaliland,kuwaas oo haatan ku sugan dalkaasi Jabuuti. War kasoo baxay…
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Jabuuti ayaa bayaan ka soo saartay wejigoodii 1aad wadahadalada, oo Maqribnimadii xalay lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Djibouti ee Xaruntaasi dalkaasi. Wadahadalada oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in Maanta uu Magaalada garoowe ka furo Kal-fadhiga 46aad ee Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. Furitaanka Kalfadhiga waxaa ka qayb-galaya Madaxweynaha…








