Maamulka Jubbland ayaa war markale ka soo saaray mowqifka dawlada Soomaaliya ee maamulkaasi Jubbaland.
War-Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada maamulka ayaa lagu tilmaamay in uu yahay mid baal marsan sharciga iyo dastuurka, in dawlada Soomaaliya ay u aqoonsato Axmed Madoobe madaxweyne KMG ah, isla markaasina mudo xileedkiisa uu yahay mudo labo sano ah.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka:-