Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Nudane Cabdi Xaashi ayaa sharci darro ku tilmaamay sharciyo ay ansixiyeen golaha shacabka ama dood ka wadaan. Shuruucdan oo loo saaray guddi ka wada tirsanaa labada…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladaha Hose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Degmada Qanshaxdheere ee Gobolka Baay. Wareegto…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa il ka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada isagoona kuwa kale oo cusub Magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska…
Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo la kulmay wafdi ka socda Dowlad Deegaanka Soomaalida
written by HAJI
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa magaalada Beledweyne ku qaabilay wafdi ka socday Maamulka Dowlad Deegaanka Itoobiya isagoo ka xog wareystay dhab u heshiisiinta iyo muhiimada ay…








