Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 8 qof oo cusub,…
Yearly Archives
2020
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Hay’addaha samafalka oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah
written by HAJI
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Koofur galbeed Soomaaliya, Naasir Cabdi Caruush ayaa sheegay in ay degaannada KG ka wadaan xog uruurin ku aaddan heerka xaaladaha Bini’aaddamnimo iyo baahiyaha halkaasi…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay ka soo qaybgalaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS, oo ka dhici…









