Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya oo ka qaybgalay xuska sanad guurada 60aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobolada Waqooyi ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad…
Yearly Archives
2020
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Somaliland ayaa khudbad ka jeediyay Munaasabadda 26-ka June, oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Magaalada Hargeysa. Khudbadda Madaxweynaha oo dhinacyo kala duwan taabaneysay ayaa soo…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 31 qof oo cusub, taasi oo…
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon…









