Axmed Maxamed Cabdi oo ku magic dheer `Axmed Dooro` waxaa uu ku nool yahay Magaalada Baydhabo janaay waa qof leh xaas iyo caruur mudo in ku dhow 18 sano waxaa…
2020
Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga iyo shaqaalaha…
Shirkado ku yaalla Imaaraadka Carabta iyo Israel ayaa xooggooda isugu gayn doono cilmi-baarista iyo horumarinta teknoolajiyad lagula dagaalamayo cudurka Coronavirus, waxaa sidaas Khamiistii ku dhowaaqay labada dal oo aan lahayn…
Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa maanta hortageysa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa lagu waddaa in ay shaaciso xilliga…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo faahfaahin ka bixinayay kulamo labada maamul uga socda Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay ka wada shaqeyn doonaan Ammaanka Magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha Puntland Saciid…








