Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada labo qarax oo saakay siyaabo kala duwan uga dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, qaraxyadan ayaana dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. War kasoo baxay…
Yearly Archives
2020
Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020
written by HAJI
Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxa ay Xildhibaannada Akhrinta koowaad…
Madaxweyne Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian.
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









