Deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa maanta oo sabti ah kuna beegan 4-ta July 2020 ka bilawday qaadista imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalada 8-aad Dugsiga dhexe iyo 4-aad ee Dugsiga sare.…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Xilkaqadis ku sameyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Bulshada Ugaas Xasan Cabdi Maxamed. Wasiirka ayaa ka mid ahaa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay u fariisanayaan 16,500 oo ardey. Puntland waxay xoojisay feejignaanta caafimaad…










