Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Yearly Archives
2020
Barnaamijkii 7 aad ee xaaladaha barakacaaysha waxaan todobaadkan uga hadalney Adeegyadii Hay’ada SOS ay u qaban jirtey Barakacayasha Baydhabo oo adeegyadii Caafimaad qaarkood Istaagey waa sidee Noloshooda, maxaa iska bedeley?…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maamulka Taiwan ayaa u magacowday Lou Chen-hwa oo ahaa wakiilkeedii u qaabilsanaa dalka Sacuudiga ay maanta u Magacowday Safiirka Taiwan ee Somaliland. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan…







