Bangiga horumarinta Afrika ADF ayaa waxaa lagu qoray mareegta uu dhinaca Internetka ku leeyahay in waddamo dhowr ah oo Afrikaan ah islamarkaana ay Soomaaliya qeyb ka tahay loo fasixi doono…
Yearly Archives
2020
Shir golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii Khamiis-laha ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeen xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed. Kulanka golaha ayaa maanta waxaa diiradda lagu saaray…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Xadgudubyadda loo geysto Saxaafadda ku sugan degaanada mamulka Somaliland. Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa cambaaraysay xadgudubyada ka dhanka ah weriyayaasha iyo warbaahinta xorta ah…









