Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalamayaasha Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay. Maamulka degaanka Awdiinle ayaa guulo ka sheegtay weerarkaas ay Al-Shabaab…
Yearly Archives
2020
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Shaqadiisa Dib ugu fasaxay Guddoomiyaha Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Siidow Cabdiraxmaan.…
Wada-hadallo dhinaca qadka taleefoonka ah ayay wada yeesheen Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Galmudug, Hir-Shabeelle, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, iyaga oo isku raacay inay dhawaan yeeshaan kulan wadatashi gaar ah. Xogaha…









