Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Mukhatar Xuseen Maxamed (Qooraansay) u magacaabay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga ee Qaranka. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha…
Yearly Archives
2020
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray buundada degmada Qoryooley oo Al-shabaab ay burburiyeen ayaa kormeeray buundada, isagoo sheegay in…
Soomaaliya oo xaqiijisay mid ka mid ah halbeegyada caalamiga ah ee loogu tala galay Maareynta Musiibooyinka
written by HAJI
Dowladda Soomaaliya ayaa horumar ballaaran ka sameysay xaqiijinta himilooyinka ku dhIgan hannaan howleedka loo yaqaan SENDAI (Sendai Framework for Disaster Risk Reduction). Si loo yareeyo khataraha musiibooyinka dalka ka dhaca,…









