Cudurka Corona Virus waa cudur halis ah oo aduunka oo dhan saameeyey,si fudud ayaa lagu kala qaadi karaa,hadaba si aad faafahin kooban oo cudurkan ku saabsan u hesho dhageyso fariinta maqalka ah ee qeybta hoose kaaga muqata.
Fariintan waxaa iska gaashadey Wasaarada Caafimaadka KOonfur Galbeed iyo World Bank.