Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si KMG ah oo loo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kadib markii ay booqdeen guddiga xaqiiqo raadinta ee…
2020
Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo tagay Garowe si uu uga qeyb galo aaska raysal wasaare Xasan Abshir Faarax
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhowayd ka dagay garoonka diayaradaha ee Garowe, waxaana safarka ku wehliya madaxweynayaasha Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle. Raysal Wasaaraha…
Wararka Idacada dalsan ay ka helayso magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya barqanimadii maanta in halkaasi ay gaartay guddoomiyaha guddiga madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim…
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore ee dalka oo Janaaso ku tukaday Marxuum Xasan Abshir (Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo labo kamid ah Madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ha u…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









