Urur-gobaleedka IGAD ayaa taageeray wada hadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo ay martigalinayso Jabuuti. Shir madaxeedkii 36-aad ee Urur-gobaleedka IGAD oo ay hoggaamiyaasha waddamada xubnaha ka ah kaga qaybgaleen…
Yearly Archives
2020
Doodan oo jimco kasta lagu qabto Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa todobaadkan looga hadlayay saameynta waxbarashada iyo Corona Virus,waxaa ka qeyb galay waalidiin,Mas,uul ka tirsan Wasaarada Waxbarashada. Dhageystayaasha ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Gabon Ali Bongo ayaa waxa uu Christiane Ossouka Raponda u magacaabay ra’iisul wasaaraha waddankaas . waana haweeneydii ugu horreysay oo hoggaamiso gole xukuumadeed dal ku yaalla galbeedka Afrika.…









