In ka badan 34 Kun oo Arday ayaa maanta u fariisinaya Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ee dowladda ay qaadeyso, kaasoo maanta dalka ka bilaaban doona marka laga reebo Somaliland iyo…
Yearly Archives
2020
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daahfuray Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka oo maanta ka bilaamay dhammaan gobollada dalka Marka laga reebo Somaliland iyo Puntland. Ra’iisul…
Kudhawaad 3,500 Ardey oo maanta u fadhiistey Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare deegaanada KGS
written by HAJI
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Si rasmi ah Baydhabo ugu dahafureyay Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare.Waxaana Kusimaha Madaxweynaha…










