Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xusni
2020
Dowladda Turkiga ayaa war qoraal ah kaga hadashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Qoraalkaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Guddoomiyaha gobolka Banadir ugu wareejisay mas’uuliyadda maamulka waxbarashada caasimadda, oo ay hore gacanta ugu haysay wasaaradda waxbarashada dalka. Tallaabadan ayaa imaneysa kadib…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Sii hayah wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Sadik Warfa ayaa guddoomiyay kullan la xiriiray dardargalinta hab-raaca shaqo qorista shaqaalaha dowladda waxaan goob joog ka ahaa kullanka …









