Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday xarun hey’adda WFP ay ku ledahay degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Xubnihii ka tirsanaa Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday Garbahaarey waxay…
Yearly Archives
2020
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Xijaar ayaa xil muhiim ah u magacaabay taliyihii hore ee ciidamada Booliska dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Cabdirisaaq Afguduud. Wareegto ka soo baxday…
Taliyihii ciidanka ilaalada madaxtooyada Puntland oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gaalkacyo
written by HAJI
Dagaal u dhaxeeyey ciidamada ammaanka Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan ayaa saakay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Taliyihii ciidanka illaalada madaxtoyada Puntland G/Sare Cismaan…










