Shiinaha ayaa sheegay in cunaqabateyn uu kusoo rogayo 11 qof oo u dhashay Mareykanka oo ay kamid yihiin sanataro iyo saraakiil caan ah. Cunaqabateyntan ayaa imaaneysa kaddib markii uu Mareykanka…
2020
Xildhibaanada golaha shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay dooda sedexaad ka yeeshaan Hindise Sharciyeedka Qareennada soomaaliyeed. Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta balaminta,…
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa faah-faahin ka bixiyey kulan uu magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga kula qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Cabdikariin Guuleed ayaa…
Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad. Duqa…
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee xarunta dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Deeqdaan oo ka kooban…










