Xildhibaanada Ilhan Cumar oo Salaasadii loolan adag la gashay 4 murashax oo kula tartamayey kursigeeda Xisbiga Dimuquraadiga ee Golaha Wakiilada ee Federaalka ayaa taageero xoogleh ka heshay kooxaha isbedal-doonka ee…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu hambalyeeyay Soomaalida Mareykanka guulaha ay ka gaareen doorashooyinka hordhaca ah, waxaana uu hambalyo u diray Ilhaan Omar, Omar Fatah iyo Jamaal Osmaan. Ilhaan…
Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Wasaaradaha Maaliyadda oo is beddel lagu soo bandhigay
written by HAJI
Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad-gobolleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo labo maalin uu shir uga socday Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray…
MADAXWEYNAHA FARMAAJO OO DHALLINYARADA SOOMAALIYEED U DIRAY FARRIIN KU AADDAN MAALINTA CAALAMIGA AH EE DHALLINYARADA
written by HAJI
Muqdisho, Ogosto 12; 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee…








