Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
Yearly Archives
2020
Siihayaha Wasaarada Caafimaadka Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah
written by HAJI
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa Aaladda Fogaan aragga ee Internetka kaga qeybgashay kulanka Xog-Isweydaarsiga COVID-19 ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO Wasiir Fawziya ayaa…
Madaxweyne Qoor Qoor oo ku laabtay Dhuusomareeb Shaacana ka qaaday Xiliga Shirka Furmayo (Sawirro)
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug kadib socdaal hawleed qaatay 2 isbuuc uga maqnaa deegaanada Galmudug.Wefdiga Madaxweynaha waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo…









