Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri, sida ay werinayaan warbaahinta dalkaas. Wargeyska Addis Standard iyo sidoo kale, Ethiopia Insider ayaa…
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdirixmaan geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Adeerkii Sheekh Cusmaan Sheekh…
Ciidamo ka tirsan Dowlada Somalia ayaa saaka mar kale tababar loogu qaaday dalka Turkiga. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil.Xasan cali Maxamed Amar-dambe ayaa sagoodiyay Ciidamo Kumaandoos ah gaar ahaan Ururka…
Dhegeyso:-Barnaamijka Barakacayaasha oo Todobaadkan looga hadlaayey kicinta dhulalka ay degan yihiin Barakacaayaasha ku nool Magaalada Baydhbao
Dooda waxaa marti ku ah Xasan Axmed Nuur Gudoomiyaha Kaamba Gardiile Lugmaan Ayaad Maxamed Masuul ka tirsan gudiga qaxootiga iyo barakacaaysha KGS Mowliid sheekh Nuur Gudoomiyaha Odoyaasha Xaruunta Xalinta khilaafaadka…










