Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaal Maanta ka dhacay degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana degmadaas ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaaab iyo Ciidanka Dowladda. Wasiirka…
Yearly Archives
2020
Daawo Sawirada: Qaabkii Danab ula wareegeen Kuntuwaarey iyo Saraakiil la dilay (Magacyada)
written by HAJI
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Shalay howlgal qorsheesan kula wareegay degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelaha Hoose , waxaana degmadaan horey u maamuli jiray dagaalyahanada Al Shabaab. Dagaal kooban oo…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in Sabtida maanta ah uu hortago xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Ajendaha kulanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka ayaa ku kooban warbixin…









