Madaxweynaha dalka Turkiga Rajap Tayip Erdigan ayaa sheegay in xukuumadiisu ay joojinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay dalka Isku taga Imaaraadka Carabta oo xiriir saaxiibtimo la sameystay maamulka Yahuuda…
Yearly Archives
2020
Dhuusamareeb, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray…
Madaxweyne Farmaajo oo barlamaanka u ballanqaaday inuu kusoo celindoono heshiis kasta uu la galo dowlad goboleedyada
written by HAJI
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad ka hor jeedinayay barlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay heshiis kasta oo uu lasoo galo maamul goboleedyada inuu kusoo celindoono barlamaanka…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi…









