Shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa heshiis ku saabsan cilmibaaridda cudurka Covid-19 ah la saxiixatay shirkad laga leeyahay israa’iil. Heshiiskan ayaa dhexmaray shirkada sameysa cilmibaaridda oo algu magacaabo Tera…
Yearly Archives
2020
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sooqabtay Guri Waxyaabaha Qarxa Lagu Diyaarinjiray Oo Kuyaalay Degmada kuntuwaareey
written by HAJI
Kadib howlgal qorsheeysan oo sadaxdii maalmood ay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab kawadeen degmada kuntuwaareey ee gobolka shabeelada hoose ayay ciidanka kusoo qabteen guri maleeshiyaadka al-shabaab ay ku keedinjireen…
Wafdi uu hoggaaminayo sii-haya wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxay u ambabaxeen maanta Gobolka Gedo, iyagoo tegaya magaalooyinka Garbahaarey, Luuq iyo Beled-Xaawo. Socdaalka…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu ku xad Gudbay Dastuurka dalka,kadib hadalkii Madaxweyne Farmaajo uu shalay ka…









