Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Cabdi Ibraahim
Yearly Archives
2020
Waraka naga soo gaaraya gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Ciidanka Kumaandooska Danab ay la wareegeen degmadda Kunturwaareey, halkaasi oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab. Howlgalka Ciidamada ku qaadeen Kuntuwaarey maanta…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu berito hortago golaha shacabka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa berito isugu imaan doona xaruntooda kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa iyadoo ajanedaha uu…









