Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug inay gaaraan Wafdiga ugu horeeya ee Puntland, kuwaas oo horudhac u noqonaya safarka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi…
Yearly Archives
2020
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo ku dhawaaqday go’aan dalka looga saarayo agaasimaha hay’adda Care international
written by HAJI
Dowladda federaalka ah Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday go’aan dalka looga eryayo madaxa ugu sareeya hay’adda care International xafiiskeeda Soomaaliya Iman Cabdulaahi. Qoraal kasoo baxay wasiirka waxbarashada ayaa sarkaalkaan lagu ogeysiiyay…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horreysay la wareegtay hoggaanka taliska ciidamada la dagaalanka kooxaha burcadbadeeda Soomaalida, kuwaaas oo ka howl-gala dhammaan xeebaha dalka iyo meelaha ku dhow. Sacuudiga ayaa hoggaanka…
Hogaamiyaha ciidamada dalka Mali ee awooda dowlada la wareegay ayaa markii ugu horeysay saxaafada la hadlay, isagoo sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Golaha Badbaadinta Shacabka Mali. Col.Assimi Goita ayaa Arbacadii shalay la…










