Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu sheegay in loo baahanyahay in siyaasiyiinta iyo hoggaanka Soomaaliyeed ay u turaan dadka iyo dalka si uu u qaan-gaaro nidaamka dowladnimo…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay xiritaanka shirka Dhuusomareeb sadex ayaa shaaciyay in uu magaca ka bedelay caasimada Galmudug. Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in…










