Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maaxmed lafta Gareen ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay waxaa uu ka jeediyay Xafladda xirintaanka Shirkii lagu soo gaba-gabeeyay, isagoo boogaadin usoo jeediyay maadxdii ku shirtay Dhuusamareeb.…
Yearly Archives
2020
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan ku dhawaaqo Ra’isul Wasaaraha cusub ee badali doona Ra’isul Wasaarihii xilka laga tuuray. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa…
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Maanta kulan la qaatay guddiga Jaamacadaha Dalka. Wasiir Goodax iyo guddiga ay aka wada hadlay arrimo dhowr ah oo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhaweeyay saraakiisha ciidanka Koonfur Galbeed…









