Warar ay heshay warsan news ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha maamul gobaleedyada kala ah HirShabelle iyo Koofur Galbeed ay kulan gaar garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
2020
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay xabad joojinta ay ku dhawaaqday dowladda Liibya ee caalamku aqoonsan yahay ee fadhigeedu yahay magaalada Tripoli. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedineysa Wariye Shukri…
Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka Somalia, Xamza Siciid Xamza iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kormeer u tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Wasiirka Gargaarka ayaa waxaa kormeerkan ku wehlinayay…
Sii Hayaha Wasiirka Shaqada Oo Booqday Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda “SAWIRRO”
Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqday xarunta Guddiga shaqaalaha rayidka ee Dowladda, halkaasi oo uu kulamo kulmay guddiga. “waxaan booqday …










