Urur goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la qaado talaabooyin ku haboon si looga hortago qatarta ka dhalan karta roobab mahiigaan ah oo la filayo inay ka da’aan Soomaaliya bartamaha…
Yearly Archives
2020
Sii-hayaha Rqisal wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya
written by HAJI
Sii-haayaha ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander. Kullanka dhexmaray labada mas,uul ayaa waxa ay kaga…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa habeenimadii Arbacada duqeeyey marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta, taas oo sababtey khasaaro weyn sida ay ku warameyso warbaahinta Falastiin. Sida laga soo xiganayo Wafa, wakaalada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










