Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay haatan ku jirto, isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxweyne Farmaajo. Cumar Cabdirashiid oo…
2020
Waxaa mar kale Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya dib uga biloowday shirka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kaas oo looga hadlayo hannaanka doorashada, kadib saacado oo…
Wasiiru dawlaha Madaxtooyada Maamulka Jubbaland Xirsi Jamac Gaani iyo Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Puntland Maxamed C/qaadir Cismaan oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay la kulmeen Wakiilka Qaramada Midoobay…
Siihayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka tacsiyadeeyay dilka degaan hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe loogu geystay dad Culimo ahaa. Mahdi Guuleed ayaa sheegay…
Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya oo dowaladda federalka iyo dowlad goboleedyada ugu baaqay inay muujiyaan tanaasul
Shir ay soo qaban qaabisey iskutaga Ururada Bulshada Rayidka Somaaliyeed, ayaa waxaa looga Hadlay xaalada maanta uu dalka marayo iyo shirka wadahadalada siyaasadeed ee madaxda dowlada federalka iyo dowladdaha xubnaha…
Sii hayaha Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo dhagax dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda “SAWIRRO”
Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay ku shaqeyn doonaan howl-wadeenada Wasaaradda . Mashruucaan lagu dhisayo sanduuqa horumarinta…









