Sii-hayaha wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullai Salaad Oomaar ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad xamuul ah oo saakay ku dhacday garoonka Aadanm Cadde ee magaalada Muqdisho. Afar qof…
Yearly Archives
2020
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha oo magacaabay guddiga munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub+SAWIRRO
written by HAJI
Sii-hayaha Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo diyaarinayo munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Xubnaha guddiga waxaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










