Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Fedeaalka ayaa la kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Maxamed Xuseen Rooble. Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha…
2020
Heshiis is-afgarad iyo wadashaqaynta dhax martay Wasaarada Caddaaladda KGS iyo Barnaamijka Balaarinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda
Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda. Iyadoo la tixraacayo is-afgaradka la kala saxeexday, Barnaamijka balaadhinta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulankaan ayaa looga hadlaayay xaaladda Siyaasadeed…
Beesha caaalamka ayaa weli ka aamusan heshiiskii dhameystirka hannaanka doorashada ee dhawaan ay Muqdisho ku gaareen dowladda federalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah. Inkastoo beesha caalamku taageersanayd dib u…










