Inta badan goobaha dadku ku kulmaan dalka Ingiriiska ayaa mar kale la xiray, ayadoo laga cabsi qabo faafitaanka xanuunka Coronavirus oo dalkaas si ba’an ugu faafaya xilligaan. War kasoo baxay…
Yearly Archives
2020
Codbixiyeyaasha Talyaaniga ayaa maanta u codeyn doona isbedel lagu sameynayo tirada baarlamaanka dalkaas, si kharash faraha badan ee ku baxa xubnaha baarlamaanka loo yareeyo. Aqalka hoose ee baarlamaanka Talyaaniga oo…
Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka sii ambaqaadidda heshiiska doorashada Dalka “Sawirro”
written by HAJI
Sebteembar 22, 2020; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









