Adduunku waa inuu sameeyaa intii karaankiis ah si looga hortago Dagaal Qabow oo cusub, sida uu ka digay madaxa Qaramada Midoobay, xilli uu furayey shir guud oo ay dejinayaan xiisadaha…
Yearly Archives
2020
Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta shirarka baarlamaanka ee Villa Hargeysa ay kulan ku yeeshaan xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka maanta waxaa khudbad ka hor jeedinaya madaxweynaha…
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar xalay ku qaaday Bar-koontarool oo ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-jaalle oo dhaca duleedka bari ee magaalada Beledweyne. Saraakiisha ciidamada NISA ee fariisinkooda…
Golaha Shacabka oo maanta codka kalsoonida siiyay Raisal Wasaare Eng Maxamed Xuseen Rooble
written by HAJI
Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay R/Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo manta hortagay Golahaasi. Munaasabadda Codeynta oo ka dhacday arunta Villa Hargeysa,waxaa…









