Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo ka mid ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa la sheegay in dad Shacab ah ay dil iyo dhaawac ugu geysteen deegaanka Yadoo,…
2020
Ku-simaha wasiirka ganacsiga XFS oo xafiiskiisa kula kulmay safiirka dawladda Sweden ee Soomaaliya“sawirro”
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya Danjire Staffan Tillander oo ay ka…
Liiska Wadamada Ugu awooda badan dhinaca Milatariga oo la shaaciyay iyo Soomaaliya Akhriso halka somali kagashey
Sanad walbo waxaa lasoo bandhigaa liiska Wadamada ugu awooda badan dhinaca milatariga, waxaana inta badan lagu qiimeeyaa awooda milatariga dhinaca hubka, tirada iyo sidoo kale dhaqaalaha lagu bixiyo ciidankaasi. Wargeyska…
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasiga Mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa mudo dheer kadib maanta usuurto gashay in uu gudaha u galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ugu tagay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga gudbayo wajiga koowaad ee wadahadalka heerkiisu sareeyo ee dhameytirka deyn…









