Cunaqabateyn uu Midowga Yurub kusoo rogay Dowladda Belarus ayaa lagu wadaa in ay dhaqan gasho maanta oo Jimca ah, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay ururka. Cunaqabateynta ayaa bartilmaameedsaneysa ilaa…
Yearly Archives
2020
Shirkii xarunta madaxtooyada Somalia uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey jadwalka doorashada dalka ka dhaceysa iyo shuruudaha laga rabo musharixiinta Hoos Ka Akhriso Shuruudaha laga…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO JUBBA KAGA QAYB GALAYA MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADDA DALKA SUUDAAN (Sawiro)
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Suudaanta Koonfureed, halkaas oo si…
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Jimcihii shalay gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas ka bilaabay kulamo siyaasadeed. Deni ayaa illaa hadda Nairobi kula kulmay siyaasiyiin dhowr…









