Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Faafinta iyo dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020-2021, isagoo ku dhawaaqay in doorasho loo dhaqaaqayo. Raysal wasaaraha ayaa hay’addaha qaranka ee…
Yearly Archives
2020
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska Nabadeed ee Suudaan+Sawirro
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo Kooxaha hubeysan ee Galbeedka iyo Koonfurta dalkaas ayaa…
Dhageyso:-Ururka Soswensa oo ka hadley Heshiiskii ay wadagareen Dowlada Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada
written by Warsan Radio
Dalada ay ku midaysan yihiin Ururada bulshada rayidka kgs (Soswensa) ayaa kahadlay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020/2021 ee madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Dowlad Goboleedyada ku gaareen magaalda muqdisho.Gudoomiyaha Soswensa mudane…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










