Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa la-taliyeyaashiisa waxaa uu u sheegay in uu doonayo in laga soo saaro Ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, kuwaas oo caawiya dowladda Federaalka ah ee…
Yearly Archives
2020
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cbadiraxmaan oo uu wehlinayay Ra’iisul Wasaaraga Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxaa ay dhowr jeer yeesheen kulamo wadatasho ahaa.…
QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”
written by HAJI
Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa maanta xustay dhibbanayaashii iyo dadkii ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Dib u…









