Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha todobaadkan waxaan ku eegaynaa beerashada khudaarta, dalaggaan oo muhiimad dhaqaale u leh beeralayda, waxaanan kaga hadlaynaa barbaarinta, abqaadka ilaa xilliga goosashada. Barnaamijka waxaa iskakaasadey Hayada…
Yearly Archives
2020
Madaxwayne Farmaajo”Calanka Somaaliyeed wuxuu ka tarjumayaa Qarannimada, Gobannimada iyo wadajirka Shacbiga”
written by HAJI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar wuxuuna Alle naxariis uga baryay dhammaan halyeeyadii naftooda u hurey jiritaanka…
Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed Dr, Cali Saciid Fiqi ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daahfuray barnaamij la xariira ka soo kabashada Xasaradaha Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda qorshaynta Koonfur…










