Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo yusuf Sheekh Cabdi
Yearly Archives
2020
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Maamulka KGS oo Guddoomiyihii Afgooye oo xilkii laga qaaday guudoomiye cusub oo magacaabay
written by HAJI
Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa xilkii looga qaaday gudoomiyihii degmada Afgooge gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Cumar Qaasim. Ibraahim ayaa la sheegay in…
Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha golaha wakiilada Koofur galbeed (Sawirro)
written by HAJI
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiintan…










