Ugu yaraan afar qof ayaa naftooda ku waayey kuwa kale oo badana dhaawacyo ayaa soo gaarey markii taangi shidaal siday uu ku qarxay caasimadda Lubnaan ee Beirut. Taangiga ayaa ku…
2020
Doorasho loogu tartamayey guddoomiyaha degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa goor dhaw soo gaba-gabowday, waxaana lagu dhawaaqay natiijadeeda. Doorashadaas ayaa waxaa ku tartamayey seddax musharax oo kala ah, Maxamed…
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay meydka Allaha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr, oo khamiistii ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee dhulka dowlad deegaanka Soomaali-Galbeed.…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Somaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayey oo ay qeyb ka ahayeen Guddoomiye kuxigeenka Wakiilka Koonfur…
Ciidanka Koonfur Galbeed Oo Dagaal Kula Wareegay Degaan 35 KM u jira degmada Diinsoor
Dagaal khasaaro geystay ayaa saakay Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kuwa dowladda Federaalka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolka Baay. Dagaalkaas ayaa waxaa uu ka dambeeyay, kadib…
Danjiraha Soomaaliya Ee Senegal Oo Laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo+Sawirro
Madaxweynaha Dalka Senegal Macky Sall ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomay Safiirka Dowladda Soomaaliya u soo magacaawday Dalka Senegal Danjire. Maxamed Xuseen Awliyo Danjire Maxamed Xuseen Awliyo ayaa nuqulka warqadihiisa…
Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo Aas Qaran loogu Sameeyay magaalada Muqdisho (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd Marxuum Cali Khaliif Galeyr, oo aas…










