Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolada Waqooyi/Somaliland. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood…
Yearly Archives
2020
Gudoomiyaha iyo Golaha Baarlamaanka HirShabeelle oo ansixiyey guddi cusub oo doorasho
written by HAJI
Baarlamaanka cusub ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay meenta ku yeesheen magaalada Jowhar, waxay ku ansixiyeen xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaas. Gudoomiyaha dhawaan la doortay ee…
Wafdi uu hogaaaminayo wasiirka Dastuurka dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay, wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soodhaweyay, Wasiiro, Xildhibaano Ka tirsan Dowlad…








